November 28, 2017

by

Ujeedooyinka gms

Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.Golaha Midnimadda Soomaaliyeed.Qorshe Siyaasadeedka Golaha. Ujeedooyinka Golaha.• Ururka midnimada qaranka soomalaiyeed wuxuu u taagan yahay midnimada dalka iyo dadka soomaliyeed. Wuxuuna illaalin doonaa qofka soomaligaa diintiisa,naftiisa,Nasalka, maalkiisa, caqligiisa iyo sharaftiisa,• Goluhu wuxuu ku tiirsanaan doonaa ilaahay iyo umada soomaliyeed. dhaqaale ahaan…, awood ahaan, siyaasad ahaanan iwm.• Goluhu wuxuu ilaalinayaa midnimada Qaranka Soomaaliyeed. wuxuuna ka

by

Sweden: – Sanad kasta marka la sameeynayo filim ay kujiraan muuqaallo ciidan waxay filim soo saarayaasha Hollywood-ku ay Pentagon-ka waydiistaan kaalmo dhinaca farsamada, goobaha filimka lagu dhigayo, talo farsamo iyo agab laga bilaabo helokobtarada Black Hawk iyo Apache lagu geeyo gujisyada xambaara hubka halista ah ee nukliyeerka. Ciidamada qalabka sida ee Maraykanku waxay dalabkaasi uga